Halyeyga's Blog

Qaahira: Soomaaliya oo shir Guddoominaysa markii ugu horeysay shirka wasiirada arrimaha dibadda.
Waxaa maanta ka furmaya magaalada Qaahira ee dalka Masar shir ay isugu imaanayaan wakiillada joogtada ah ee ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya xarunta Jamaacadda ee magaalada Qaahira.

Kulankaan ayaa lagu dejinaya ajandayaasha looga hadlayo shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee Arbacada ka furmaya xarunta Jaamaacadda Carabta.

Shirkan oo uu shir guddoominayo wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda carabta u fadhiya Soomaaliya ahna danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa qodobada ilaa hadda la soo jeediyay waxaa ka mid ah soo jeedin ka timid dowladda Suuriya oo soo jeedisay in la qaado xayiraadda saaran gaadiidka dhinaca cirka ee dalalka Suudaan iyo Suuriya.

Sidoo kale qodobada looga hadlayo shirkaa ayaa waxaa ka mid ah soo jeedin ka timid dalka Lubnaan oo soo jeediyay in la qaado xayiraadda la saaray dayaxgacmeedyada dalalka Carabta ee uu Mareykanku ku soo rogay.

Qorshaha shirkan ayaa waxaa kale oo ka mid ah wadahadallada u dhexeeya Falastiin iyo Israa’iil oo hadda maraya meel adag, iyadoo uu warbixin siin doono shirka Madaxweynaha Falastiin, kaasoo kulan gaar ah la yeelan doona inta aanu shirka ka hadlin Guddiga Jaamacadda Carabta u qaabilsan wadahadallada Bariga dhexe.

Qodobada ka soo baxa shirkan ayaa loo gudbinayaa maalinta Arbacada ee soo socota shirka wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta uga furmaya magaalada Qaahira, kaasoo uu shir guddoominayo wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya ama cidda uu u wakiisho, waxaana shirka ka soo qeyb galay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta.

Ilaa hadda shirkan oo labada qeyboodba ay shir guddoominayso Soomaaliya laguma soo bandhigin wax ajande ah oo khuseeya arrimaha Soomaaliya, inkastoo loo maleynayo in inta uu shirka socdo lagu soo dari doono arrimo khuseeya Soomaaliya, kuwaas oo markii horeba ku koobnaa dhinaca afka.

Related posts:

Ugaas Maxamed Weli oo qabtay shir jaraa’id oo ku wajahan xaaladda dalka Soomaaliya iyo arrimaha Jabuuti. “Warbixin”

Ra’iisul Waasraha Soomaaliya oo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uga qeybgalay Kulan looga hadlayo arrimaha Soomaliya.

Dowladda Kenya oo adkeysay xadka ay la wadaagto soomaaliya kadib markii kooxo hubaysan dhawaan gaari ka soo dhaceen.

Xildhibaanada Baarlamanka Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa laba u kala qeybsamay, kadib markii.

Ururka Xizbul Islaam oo ka warbixiyey dagaaladii ka dhacay Balad-weyne iyo eedeyn ay u jeediyeen Dowladda KMG. “Shir Jaraa’id”

Axmed Walad Cabdalla oo ugu baaqay Wadamada Caalamka in ay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan Arrimaha Soomaaliya.
Axmed Walad Cabdala oo ah Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay Wadamada Caalamka in ay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan arrimaha murugsan ee Dalka Soomaaliya.

Hadalka Walad Cabdalla oo ku began munaasabada sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegatay aas aaskii Golaha Wasiirada Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay faragelinta lagu hayo Soomaaliya in ay sii abuurayso dhibaatooyin dhanka Amaanka, Ganacsiga iyo sii kordhinta kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla ayaa sheegay in ay jiraan wadamo badan oo Caalamka ka mid ah isla markaana siyaabooyin kala duwan faragelin ugu hayaan xaaladaha dalka soomaaliya, isagoona walaac ka muujiyey faragelintasi dalka Soomaaliya ku hayaan dalalka Caalamka qaarkood.

Sidoo kale Axmed Walad Cabdalla ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii koowaad ka soo wareegatay Aas aaskii Golaha Wasiirada Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u diray Ra’iisul Wasaaraha.

Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili ay soo badanayaan wadamada Caalamka fara gelinta ku hayaan arrimaha Dalka Soomaaliya.

Related posts:

Axmed Walad Cabdalla oo soo dhaweeyey kullanka kooxda Xariirka Caalamiga ee Soomaaliya maantay uga furmay Magaalada Jidah ee Dalka Sacuudiga.

Ahmed Walad iyo Wafdi Caalami ah oo Muqdisho kullan kula qaatay Saddexda Mas’uul ee ugu saraysa Dowladda KMG ee Soomaaliya.

Madaxda ugu saraysay dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo mar kale beesha Caalamka ka codsaday in talaabooyin adag laga qaado Dowladda Eritrea.

Ra’isul wasaare Sharmaarke Beesha caalamka waxaan ka codsaneynaa in ay naga saacido dhanka amaanka.

Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Caasimada Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay.

Hello world!
Welcome to WordPress.com. This is your first post. Edit or delete it and start blogging!